Jaamacadda Eelostoc
| Jaamacadda Eelo Eelo University | |
|---|---|
| Halku dhegga | "Aqoon la'aan waa iftiin la'aan" |
| La aas aasay | 2007 |
| Nuuca | si gaar ah loo leeyahay |
| Madaxwenaha Jaamacadda | Dr. Maxamuud Xaaji Cige |
| Ardayda | 2,000 (2014/2015) |
| Waxay ku taal | Boorama, Awdal |
| Dhismaha jaamacadda | Xarunta ugu weyn ku taala badhtamaha Boorama. |
| Website | Eelo University |
Jaamacada Eelo (Af-Ingiriis: Eelo University), loo soo gaabiyo EU, waa machad, iyo jaamacad si khaas ah loo leeyahay taasi oo xarunteeda ugu weyn ku taalo farasmagaalka magaalada Boorama, gobolka Awdal ee waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya.[1]
Faallo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Jaamacada Eelo waxaa si rasmi ah u sharciyeysay Wasaarada Waxbarashada Somaliland badhtamihii 2007da.[2] Jaamacadda Eelo waxay dhacdaa waqooyiga maamulgoboleedka Somaliland; barta Isuduwaha Caalamiga 08°00′ – 11°30′ taasi oo ku beegan 42°30′ – 49°00′.[3]
Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Liiska Jaamacaddaha Soomaaliya
- Waxbarashada Soomaaliya
Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ http://www.eelouniversity.org/over-view/Somalia
- ↑ "East Africa University Puts its Foundation Stone in Puntland". Puntin. Retrieved 24 February 2013.
- ↑ "Over view - Eelo University". Eelo University. Retrieved 14 November 2015.