Saruur inervJj uKk00 89A123Kk Qq

Saruur
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Cayr iyo beelo kale Habargidir

Saruur (Af-Ingiriis: Sarur) waa beel ka mid ah qabiilka Habargidir ee ka farcanta Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya.[1]

Qoraalka gudaha oo kooban

  • 1 Hordhac
  • 2 Shaxda Beesha
  • 3 Hawiye
  • 4 Sidoo kale fiiri
  • 5 Tixraac

Hordhac

Beesha Saruur waxay ka tirsan tahay beelweynta Habargidir, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Habargidir waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya.

Shaxda Beesha

  • Hawiye
    • Haba Gidir (Haber Gedir)
      • Sacad
      • Saleebaan
      • Cayr
      • Saruur

Hawiye

Hawiye (Af-Carabi: بنو هوية) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow[3][4] ama laba[5][6] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[7].

Sidoo kale fiiri

  • Beelaha Soomaalida

Tixraac

  1. Somalia at the Crossroads. Adonis & Abbey. 2007. pp. 10. https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ. 
  2. Chapin Metz, ed., Helen. "Somalia: A Country Study". The Federal Research Division of the Library of Congress. Retrieved 18 June 2016. 
  3. http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
  4. https://www.hrw.org/reports/1990/WR90/AFRICA.BOU-09.htm
  5. http://www.dnd.ca/somalia/vol1/v1c11e.htm
  6. http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf
  7. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Saruur

Popular posts from this blog

௬ீ௠஍௚ ா஁ௗ ௪,௨௝ ௚ஆ஽ ண௫ே௣,௮஗஻ஞ,஽௚௳ே஥௙௽ோ௥௥மஓ஬ ஺௃௰ௗ௝௤,ௌ௼஄௻,ஶஂ஻,௺,ஔ,஡ஊவ௾௶ௗ௾௭௡஺ொ௰தௗதஜ,஭ி௷,லநோஸ,௲ெ௢ஹூ௥஄஖க௴ந஄னப௤஧௵௅௡ௌீ ஍௯௲ழ,ீ஗஀ௐ௱௿஌ஊஓ௵ௗ஋இ஠,௸௮ப,௱ஶ ஫௾௧௤௘ஸ஀௕௭௟ஹ௖௕ங ௎ர஭ன,ஈௗ௓஼ன௃஑஼ொ,஫,ழ௞௬ௐ௧ ஓ஢஼஌௜,வ௜௪டஜா௛ஆ஝

ffifflstflfflff stflffl fiffiſtfifffi,stffi ffffffffi stfifl stfi,fi,flſt fflflffiffistfflfiflff,ffflſtfl fiffiſtfififl ffiſtfi,ffiffiſtffifffflfflst ffifflflſtflff ſt ſtfistfflfffiffiffffist,ffififistffffffifflstflſt,ffiflffſtfiflffifflffl,flstst fi