Koka-Kola cvgJ1xEeu5h i ᑐ5x hZcs Yy
|
| |
| Nooca | Cabitaan |
|---|---|
| Soosaare | Shirkada Koka-Kola |
| Wadanka asalka | Maraykanka |
| Caan bixiyey | Maajo 8, 1886 |
| Midab | Caramel E-150d |
| Dhadhan | Kola |
| Kala duwanansho |
|
| Waxa la xidhiidha |
Pepsi RC Cola Afri-Cola Postobón Inca Kola Kola Real Cavan Cola |
| Website | www.coca-colacompany.com |
Dhalada cabitaanka Koka-Kola
Koka-Kola (Af-Ingiriis: Coca-Cola; Af-Carabi: كوكا كول) sida badan loo yaqaano Kook (Coke), waa cabitaan fudud oo lagu daray Kaarboon[1] kaasi ooy soo saarto Shirkada Koka-Kola ee fadhigeedu yahay Atlanta, Joorjiya Cariga Maraykanka.
Qoraalka gudaha oo kooban
- 1 Hordhac
- 2 Muuqaalo
- 3 Sidoo kale fiiri
- 4 Xigasho
Hordhac
Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[2]
Muuqaalo
- Sawiro







Sidoo kale fiiri
- Bebsi Kola
- Faanta
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Koka-Kola
|
Xigasho
- ↑ In June 2012, Coca-Cola announced its intentions to begin distributing in Myanmar. Stafford, Leon (September 9, 2012). "Coca-Cola to spend $30 billion to grow globally". The Atlanta Journal-Constitution. Retrieved January 24, 2013.
- ↑ "2015 Ranking".